Skip to main content

Posts

Featured

TAARIIKHDA GENERAL MAXAMED FAARAX CAYDIID

Dhanka Ciidmadda Iyo Xilaalkii UU SOO QABTEY (Military Academy) Edit Wuxuuna ka qaatay Diploma. Wuxuuna ku bartay Cilmiga kala duwan ee Militariga (Military sciences), wuxuuna noqday Sarkaal Militari, Maadaama marka uu dalka ku soo noqday la Baabi’iyay militarigii talyaaniga ee ka jiray dalka, wuxuu ku biiray ciidanka Booliiska, darajadiisuna waxay aheyd labo xiddigle. 1956–1956: Wuxuu qaatay tababar- howlaha ciidanka, Mogadishu, Somalia. 1956–1960: Military academy- Cesano, Roma, Italy. Wuxuu ku soo qaatay tababarka Hogaaminta Ciidamada, wuxuuna ka qaatay Diploma. 1963–1966: Akademiyada sare ee Istaraatiijiyada dagaalka iyo hoggaaminta (Frunze Academy- USSR), wuxuuna ka qaatay Diploma. WAAYO ARAGNIMADII SHAQO (EXPERIENCE 1957–1958: Taliyaha Saldhig Boolis ee Degmada Bakool, Gobolka Xudur. 1958:(Janaayo–Disembar) Taliyaha Qeybta ciidanka ee ee Gobolka Banaadir. 1959:Taliyaha Qeybta ciidanka ee Gobolka Jubbada Hoose. 1960:(1-da Luuyo) wuxuu ahaa sarkaalkii hoggaaminay...

Latest posts

TAARIIKHDA GENERAL DAA'UUD CABDULE XIRSI

TAARIIKHDA GENERAL MAXAMED SIYAD BARRE